Muqdisho June 12,2013(SDN)-Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo la yidhaahdo Daahir Amiin Jeesoow ayaa yiri waa ilbaxnimo raga loo in ay isguursadaan,Dumarkuna sidoo kale.
Hadalkan ayaa yimi mar uu xildhibaanku uu hanbalyeynayay goaan uu Baarlamanaka Ugaandha kusharciyeeyay dadka isku jinsiga ahi is-guursadaan.
Xildhibaanka ayaa warkaas Soomaalidu aadka uga naxday ku difaacay in ay tahay Dimuqraadiyad.
