|

DHEGEYSO:Barnaamij khaasa oo ku saabsan booqashadii xukuumada Somaliland ee Wadada Cad ee Hargeysa iyo Salaxlley

Hargeysa April 30,2014(SDN/QJ)-Wefdi uu hogaaminayo wasiirka wasaarada Maadaxtooyada Madaxtooyada Somaliland ayaa booqasho ku tegay mashruuca dhismaha wadada cad ee isku xiri doontaa Hargeysa ilaa Ina Guuxaa.

Xukuumada Somaliland ayaa bixisay kharashaadka 5 km oo wadada ka mid ah,taas oo ah mid ka hooseeysa doorkii wadada ee xukuumada.

wado

 

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/wadadacad.mp3″]

HALKAN MOBILKAAGA UGA DHEGEYSO BARNAAMIJKA GAARKA AH EE WADADA CAD

Comments are closed