Uncategorized

(DHEGEYSO)Wasiirka Wasaarada Maaliyada Md Samaale oo Kulan balaadhan la qaatay Maayarada Magaalooyinka dalka

Hargeysa Jan 20,2014(SDN)-Kulankan ayaa lagaga wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa wada shaqaynta Wasaarada Maaliyada iyo Maayarada dalka isla markaana loo dardar gelin lahaa Qabaashada Dekhliga Xukuumada dhexe.

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale  ayaa ka hadlay Arrimihii ugu Mudnaa ee Kulankan ay ku faaqideen iyo Go’aamo laga gaadhay .

Geesta kale Mas’uuliyiintii halkasi ka hadlay ayaa balanqaaday inay Si Hagar la’aan ah ula shaqayn doonaan Wasaarada Maaliyada .

Kulankan Waxaa kale oo Goob joog ka ahaa Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha ee Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Sam.MP3″]

HALAKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO KULAMADII SAMAALE IYO MEEYORADA SOMALILAND
SDN-Hargeysa
contact@somalidiasporanews.com