Uncategorized

Doodii Xeerka Horumarinta Wadooyinka oo la soo Gabo Gabeeyay Halkan ka {DHAGAYSO}

Hargaysa 22.Sep 2013 (SDN)- Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa Maanta soo Gabo gabeeyay Dooda Xeerka takaaliifta horumarinta wadooyinka dalka,kaas oo Maalmihii u danbeeyay ka socday Xarunta Golaha Wakiilada ee Caasimada Hargaysa .

Fadhiga Golaha oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Sheegay in dooda Xeerkan oo ay ka qayb qaateen Mudanayaal gaadhaya 40 Xildhibaan .

Dooda Xeerkan ayaa Xaraaradiisu waxay noqotay Qadiyada ugu hadal haynta badan  iyadoo Shacabkuna il gaar ah ku eegayaan Sida uu Golaha Wakiiladu u Maareeyo Xeerkan oo lagu kala afkaar duwan yahay.

Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga dhagaysato Doodii Maanta ee Wakiilada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XasaasiWakiilo.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com