|

Dr Gaboose oo Xukuumada Somaliland inay Siyaasad ka Yeelato Yaraynta Maandooriyaha Qaadka {DHAGAYSO/DAAWO}

Hargeysa 28.Feb 2015  (SDN/QJ)Mas’uuliyiin ka tirsan Dawlada Somaliland iyo qaar ka mid ah culima’udiinka waaweyn ee Dalka ayaa ka qayb galay muxaadaro balaadhan oo ku saabsanayd la dagaalanka mukhaadaraadka, taasoo ay si wadajir ah u soo jeedinayeen Dr Maxamed Cabdi Yuusuf gabboose iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.

Wasiirkii hore ee arrimaha guddaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inay siyaasad cad ka yeelato dhibaatooyinka uu bulshada ku hayo maandooriyaha qaadku.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO TALOOYINKA DR GABOOSE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Gaboose28.mp3″]

Comments are closed