|

Metelaa Cusub oo arrin Hor leh ku soo bandhigay Hargaysa Daawo Sida uu Luuqada Madaxweyne Siilaanyo u Matalay

siyaaroHargaysa 28.Feb 2015 (SDN/QJ)- Barnaamij Hibeedka Telefishanka Qaranka Somaliland Somaliland Got  Ta Lent ayaa nin dhallinyaro ah oo Ku Nool Magaalada Hargaysa waxa uu ku soo bandhigay Sheekooyin Qosol leh.

Ninkan oo lagu naanayso Siyaaro Waxa uu Metelaa  Codadka Weriyeyaal Caan ka ah Geyiga ay degaan dadka ku hadla Luuqada Somaliga kuwaas oo badiba codkooda lagu xasuusto Idaacada BBC Waxaa ka Mid ah C.laahi Xasan oo Moosko ka soo warami jiray,Axmed Siciid Cige, Shaadiya Maxamed Rooble,Axmed Maxamed Ilaahay ha u naxariisto, Yoonis Cali Nuur.

Sidoo kale Waxa uu Metelaa Codadka Siyaasiyiniinta Waxaa ka Mid ah Kuwa uu Maanta inoo hayo Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweynihii ka horeeyay Daahir Rayaale Kaahin

Comments are closed