Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN) Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi cilmi oo xubin ka ah Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Meel adag iska taagay Qaab u socodka Siyaasada Arrimaha dibada oo uu ku dooday in la qaloocouau ,Waxaa kale oo Maxamed Xaashi Cilmi tilmaamay in loo baahan yahay in dib loo eego Hannaanka shirkadaha shisheeye ay dalka ku imanayaan ee shidaalka iyo khayraadka kaleba ku baadhaan.
Eng Maxamed Xaashi Cilmi Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyada ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa’id oo ay madashoodu maanta ku qabteen Magaalada hargaysa
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MXaashi19(1).mp3″]
Halkan Guji oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Maxamed Xaashi Cilmi
Hargaysa SDN,
