Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Wakiilka Dr Macow ee Hargaysa Marwo Ibtisaam Maxamed Cali oo Maanta Xafiiskeeda ugu waramaysay qaar ka mid ah ayaa Soo Bandhigtay Fadeexado dul hoganaya Imaanshiyaha Dr Cali Macow kuwaas oo ay dabada ka riixayeen Xubno Mas’uuliyiin ah oo damacsanaa inay Iyagu dalka keenaan Dhakhtarkan.
Wakiilka Macow Waxaa kale oo ay Sheegtay in Bukaanadii iska Diiwaangeliyay Xaruntooda ay u Celin doonaan Lacagtii ay ka qaadeen .
Hargaysa SDN.
