|

Xildhibaan Rayte Oo Su’aal Galiyay Sharcinimada Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}

Hargaysa 31,May,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali oo ka tirsan Golaha  Wakiiladda Somaliland Gaar ahaana,Xisbiga Waddani,ayaa Maanta si Kulul Eeedaymo is-huwan ugu jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo,waxaana uu Su’aal Galiyay Sharcinimada Xisbiga Kulmiye.

Xildhibaanku waxa uu sheegay in Xukuumadani ay Khatar ku tahay Amaanka Iyo Xasiloonida Dalka.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII XILDHIBAAN RAYTE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Rayte31M.mp3″]
SDN/QJ-Hargaysa

daacad@qurbejoog.com

contact@somalidasporanews.com

Comments are closed