Uncategorized

Guddida hagida Dimuqraadiyada Puntland oo Warbixin soo saaray

Garoowe July 10,2013(SDN)-Guddida hagida nidaamka Dimuqraadiyadeed ee maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa warbixin uu soo saaray waxa uu uga hadlayaa xaalada Dimuqradiyadeed e maamulka.

Qoralka oo taabanaya dhinacyo faro badan ayaa waxa uu u dhignaa sidan;Deeq Bixiyayaasha Calamaiga ah ee taageera Dadaalka Dimuqraadiyada Puntland waxay dabagal ku hayaan diyaargarowga iyo ololaha doorashooyinka Dawladaha hoose ee Puntland ka dhacaya 15-ka July 2013 ee inagu soo fool leh.

Iyadoo muwaadiniinta Puntland ay u dhaqaaqeen inay codeeyaan markii ugu horeysay mudo 44 sano ah, waxaan ugu baaqaynaa dhamaan dhicayada siyaasada iney muujiyaan dulqaad, horseeda in doorasho xor iyo xallaal ahi si nabad ah u dhacdo xiligan lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaan.

Doorashooyinkani waxay Puntland u horseedayaan fursad muhiim ah oo muujinaysa doorkeeda ku aadan dib-udhiska siyaasada Soomaaliya.

Gudiga Hagida barnaamijka Dimoqraadiyada oo ka kooban wakiilo ka socda Midowga Yurub, Maraykanka, Boqortooyada Ingiriiska, Norway, Sweden, Denmark iyo Switzerland.

SDN-Garoowe

contact@somalidiasporanews.com

Deeq Bixiyayaasha Calamaiga ah ee taageera Dadaalka Dimuqraadiyada Puntland waxay dabagal ku hayaan diyaargarowga iyo ololaha doorashooyinka Dawladaha hoose ee Puntland ka dhacaya 15-ka July 2013 ee inagu soo fool leh.

Iyadoo muwaadiniinta Puntland ay u dhaqaaqeen inay codeeyaan markii ugu horeysay mudo 44 sano ah, waxaan ugu baaqaynaa dhamaan dhicayada siyaasada iney muujiyaan dulqaad, horseeda in doorasho xor iyo xallaal ahi si nabad ah u dhacdo xiligan lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaan.

Doorashooyinkani waxay Puntland u horseedayaan fursad muhiim ah oo muujinaysa doorkeeda ku aadan dib-udhiska siyaasada Soomaaliya.

Gudiga Hagida barnaamijka Dimoqraadiyada oo ka kooban wakiilo ka socda Midowga Yurub, Maraykanka, Boqortooyada Ingiriiska, Norway, Sweden, Denmark iyo Switzerland.

– See more at: http://gaafo.com/225486/puntland-warbixin-guud-gudiga-hagida-barnaamijka-dimoqraadiyaynta/#sthash.Lq93rma4.dpuf