Uncategorized

Guddomiyaha xisbiga UCID ee dalka Uganda Khadar Bitijoor waxa uu tacsi tiraanyo leh u dirayaa qoyski iyo qaraabadi uu ka baxay Sheekh Axmed Cali Weerar

Guddomiyaha xisbiga UCID ee dalka Uganda khadar Bitijoor waxa uu tacsi tiraanyo leh u dirayaa Cullimo Awdiinka Dalka,Ehelkii, Qaraabadii,Qoyskii,Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland Geeridii naxdinta laheyd ee ku timi,isaga oo ka tacsiyadaynaaya geeridaku timid ALLE ha u naxariisteeMarxuum Sheekh Axmed Cali Weerar oo ku geeriyooday DalkaJabuuti.

Marxuumka oo loogu qaaday Xaalad Caafimaad dhawaan dalka Jabuuti,waxa uu ka mid ahaa Cullimada dalka magaca iyo maamuuska ku leh ee aadka loo qadariyo loogana jecla isaga oo marxmuumku Ifka kaga tegay 115 Caruur ah oo isugu jira wuxuu dhalay iyo waxaysii dhaleen.

Waxa uu Gudomiyaha xisbiga UCID laanta Ugaanda Marxuumka ILLAAHAY uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Cullimo Awdiinka Dalka,Ehelkii, Qaraabadii, Qoyskii,Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.Aaamiiin amiiin amiiiin

INAA LILLAAHI WA IN-NAAILAYHI RAAJICUUN

Gudomiyiha xisbiga UCID dalka Ugaanda.