Uncategorized

Guddoomiyaha Urur Siyaasadedka Wadani oo ka Waramaya Himilooyinka Ururkaa(DHEGEYSO)

Hargeysa April 08,2012(SDN)-Guddoomiyaha Urur Siyaasaddeedka WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxa uu ka warramay Himilooyinka Ururka, waxa uu yeedhinayaa magacyada Xildhibaannada ka mid noqday Ururka. nabadgelyada, colaadaha bariga, wada hadalka Somalia iyo Somaliland, dedejinta doorashooyinka deegaanka, tartanka ururrada siyaasadda iyo arrimo kale…

Guddoomiyaha oo isla markaana ah guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland ayaa ka waramayay Shirweynaha Ururka Wadani oo ka socda hotelka Maansoor.

[mp3player config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ciro.mp3]