Uncategorized

Gudoomiyaha Ucid oo soo Qufay balamo sir ah oo hore u dhex maray isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo Meel adagna iska Taagay In Mudo Kordhinta Madaxweynuhu Distoori tahay DAAWO

Hargaysa 19.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa soo bandhigay go’aan sir u ahaa Isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo kaas oo ay ku heshiiyeen ka hor doorashadii madaxtooyada kooda soo baxaa waxa uu ka yeelayo Golaha Guurtida.
Dhanka kale labada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid ayaa ka hadlay aragtidooda ku aadan Khudbadii madaxweynaha ee xuska 18 May.
https://www.youtube.com/watch?v=wWlMEryXeDo