Berbera 05.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Maxamuud Xuuto ayaa isagoo ku sugan Magalaada Berbera shir jaraa’id ku qabtay Magaaladaasi waxaanu Cambaareeyay Xadhiga Wariyayaasha isagoo Ku Tilmaamay Xadhigaaasi Mid Nabad Galyada Gobolkaasi Wax Lagu Yeelayo .
https://www.youtube.com/watch?v=oDhaABtHvH0
Gudoomiyaha Ururka SOLJA Oo Cambaareeyay Xadhiga Wariyayaasha Isla Markaana Ku Tilmaamay Xadhigaaasi Mid Nabad Galyada Gobolkaasi Wax Lagu Yeelayo DAAWO
