|

Gudoomiyihii Xilka laga Qaaday ee Gudida Wanaag farista oo Ku Celiyay inay Siman yihiin Magta Raga iyo Haweenka {DAAWO}

sheekhaHargaysa 31.March 2014 (SDN)- Gudoomiyihii Hore Ee Gudida Wanaag Faris Iyo Xumaan Ka Reebisata Somaliland  Sheekh Maxamed Maxamuud Xiiray Oo Hore U Sheegay In Dumarka Iyo Ragu Siman Yihiin Dhinaca Magta Ayaa Sheegay  In Taasi Ay Jirto  Waxanay amuurtani Sababtay in Fadhi Deg Deg ah oo ay Gudidu Yeesheen Maalintii Shalay ay Xilkii iyo Xubinimadiiba ay kaga Xayuubiyaan  Gudoomiyahoodi.

Sheekha oo Maanta Warfidiyeenada la hadlay ayaa ku adkaystay Jiritaanka Qadiyadan oo hadal haynteedu ay ku badatay Dhegaha Bulshada Somaliland .

Hargaysa SDN.

Qurbejoog@gmail.com

 

Comments are closed