|

Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Sheegay inay Hoos u dhigeen Cashuurtii Kala Wareejinta Gaadiidka {DHAGAYSO}

Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Maanta Hadal ka Jeediyay Kulan Ay Ka Qayb Qaadanayeen Qaar Ka Tirsan Wasaaradaha Dawlada Iyo Nootaayooyinka Sharciga Soona Isla markaana ay Wasaaradiisu soo Qaban qaabisay  Ujeedadiisuna la Xidhiidhay  Kob Cinta Cashuuraha oo ka qabsoomay Hoolka Shirarka ee Hay’ada Shaqaalaha Dawlada.

Waxaana Halkaasi Ka Hadlay Wasiirka Wasaarada Maaliyada C/casiis Maxame Sameele oo Si Balaadhan Uga War Bixiyay Ujeedadan Kulankan,Waxaa kale oo uu Tibaaxay in iyagoo u Tudhaya Shacabka Isla markaana raba in Cashuurtu sideedii u soo Xerooto ay Hoos u dhigeen Cashuurta kala wareejinta Gaadiidka .

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA WASIIRKA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Samaale31M.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog@gmail.com

Comments are closed