Hargaysa 10.Nov 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo lagaga Guulaystay Murashaxnimada Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbiga Kulmiye ayaa ka hadlay dareenkiisa Waxaanu u soo Jeediyey Madaxweyne Siilaanyo in hada ka dib dib loogu noqdo habka Codbixinta doorashada Kulmiye.
“Guul daradu marbay Guul Tahay,Waxaan ahay Nin Dhallinyaro ah Hankaygana Xaqiijintiisa kama daalayo” Murashax Xaglo Toosiye DAAWO
