London28Jun15(SDN/QJ)Jaaliyada Reer jabuuti ee ku dhaqan uk ayaa si wayn u xustay maalinta calanka jaabuti xafladan oo aad loo soo qaban qabiyey ayaa waxa lagu soo bandhigay Ciyaaro iyo Heeso wadaniya oo halkaa ay ka muqatay farxad iyo raynrayn qurbejoog oo goob joog ka ahayd halkan kaa daawo baraamijki oo dhamaystiran.
Halkan ka Daawo Jaaliyada Jabuuti ee ku dhaqan Uk oo Xustay Sanadguradii Calanka Jabuuti daawasho Wacan
