
Hargeysa:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta qaabilay wakiilka dalka Norway u qaabilsan somalia Jens Mjaugeal, oo booqasho gaaban ku yimi Magaalada Hargeysa.
Kulanka madaxweynaha iyo Wakiilka oo qasriga madaxtooyada ka dhacay kadib waxa warbaahinta la Hadlay wasiirka arrimaha Dibadda Maxamed Biixi Yoonis, waxana uu sheegay in madaxweynuhu wakiilka ku boorriyey sidii Norway u dardargelin lahayd arrimaha Shidaalka ee shirkado dalkeeda ka tirsani ka wadaan
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed@Qurbejogt.com
Concat@somalidiasporanews.com
