qurbejoog.com-23-Sep-2014-Akhyaartay qormooyinkeena ciyaarha waxaynu todobaadyadii aynu soo dhaafney ku soo guda jirney ixtiraamka aay ciyaartooyda iyo bahweynta ciyaarha jecel isu hayaan.
Maantana aynu wada daawano dhacdooyinka qosolka badan ee kala qabsada ciyaartooyda kubadda cagta iyo garsoorayaasha inta ciyaarta lagu jiro.
SDN/QJ
jjaahuur@hotmail.com
