|

Hargaysa: Hanti Dhawrka Guud ee Qaranka oo Hakiyey Dhamaanba Xisaabaadkii Socday ee Dawlada Iyo Awaamiir lagu Sugayo Hantida Dawlada oo ay soo saareen DAAWO

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Xili Maalmaha fooda inagu soo haya ay Somaliland ka dhici doonto Xil Wareejinta Madaxweynaha wakhtigiisu gabaabsiga yahay Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa hanti dhawrka Guud ee Qaranku Wuxuu hakiyey Xisaabaadkii Socday ee Dawlada iyagoo sidoo kalena Joojiyey in aan Wax dhaqaale ah hay’adaha  dawladu kala bixi Karin Baanka Dhexe iyo Bangiyada gaarka loo leeyahay.

Arrintan ayaa u muuqata mid lagaga hor tagayo in Wax is daba marini ay dhacdo inta lagu jiro marxalada gala guurka ah.

Comments are closed