|

”Waxaan aad ugu Mahadnaqayaa Labada Xisbi Mucaarid Sidii Wanaagsanayd ee ay Yeeleen,Waxaan u Mahadcelinayaa Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Saylici oo Fursad u Helay…” Siyaasi Axmed Muumin Seed DAAWO

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Axmed Muumin Seed oo ka tirsan saraakiisha xisbiga kulmiye isla markaana ka mid ahaa Madaxdii Xisbiga Kulmiye ee soo xulida Muraaqibiinta Xisbigaasi loo igmaday ayaa Waxa uu Ka Hadlay Qodobo door ah oo ku Wajahan Hannaankii ay Doorashadda Madaxtooyadu dalka uga dhacday,Natiijadii Guusha Xisbiga Kulmiye iyo aqbalaadii Xisbiyadda Mucaaridka ee Waddani Iyo Ucid.

Comments are closed