|

Jaaliyadda Soomaalida ee Uk oo Xaflad soo Dhawayn ah u samayey Raysal wasaraha Cusub Cabdiwali Sheekh Axmed

London 31Dec13 (SDN) Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Uk ayaa Magaalada London ku Qabtay Xaflad soo Dhawayn ah oo ay ku soo Dhawaynayan rasul Wasaaraha  Soomaaliya Mudana Cabdi Wali Shiikh Axmed taasoo ay kasoo Qayb galayn Boqolaal Soomaali ah oo ka kala socda Dhamaan Jaaliyadaha Soomaalida ee ku Dhaqan Dalka Uk.xafladan aya waxa lagu daah furay ayadaha quranka kariimka  Xafladan ayaa waxaa ka Hadlay Odayaal ,Waxgarad ,iyo Aqoon yahano ku Dhaqan Magalada London ee Dalka Ingriska kuwaasi oo Dhamaan Hadaladooda ahaa Soo Dhawayn iyo Taageerid ay ku Taageerayaan Rasul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya .gabagabadii ayaa waxa goobta heeso soo dhawayna ka qaday fanaaninta reer london .

raysal1rayal4raysal2unnamed (1)wali_london_10

 

Comments are closed