Uncategorized

Khudbadii Furitaanka Tartanka Ciyaaraha Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirka Ciyaaraha {DHAGAYSO}

Hargaysa 02.June (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa galabta si ramsi ah uga furay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium, Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo ay ka qayb qaadanayaan markii u horeysay 13-ka gobol ee Somaliland ka kooban tahay.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo hadal kooban ka jeediyay munaasibaddan ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay furitaanka tartanka ciyaaraha goboladda dalka, waxaanu bogaadiyay 13-ka gobol ee dalka ee xulalkoodu ay ku loolamayaan tartankan.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FuritaankaCiyaaraha.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com