Boorama 05.July 2015 (SDN/QJ)- Xarunta Golaha deegaanka magaalada borama waxaa lagu qabtey munaasibad ay xilka kula kala wareegayeen maayirka cusub ee dagmada borama iyo maayirkii hore ee dagmadaaas.
Waxa uu Maayarkii Hore Meesha ka saaray Warar sheegaya inuu ka goosanayo Somaliland isagoo Balan qaaday In Uu Ka Shaqayn Doonan Midnimada Qaranka Somaliland.
Maayar Saleebaan Xasan Xadi Wuxuu halkaas ka jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysa.
