Iraq22Jun15(SDN/QJ)Madaxwaynaha Dalka Ciraaq ayaa ka gudoomay waraqahii aqoonisaga Marwo Khadiijo Maxamed Almakhzomi . Dowlada somaliya ayaa dhawaan umagacawday safiir cusub dalka ciraaq kadib markii dowlada ciraaq aay xariir wanagsan lasameysay dowlada somaliya. Labada dawladood ayaa mudooyinkii u danbeyay xariirkooda dib usoo hagaagayay iyadoo dowlada ciraaq dowlada somaliya u balan qaday maalgilin dhinaca ganacsiga ah iyo in ay iska kaashaadaan ladagalanka argagixisada labada dowladood dhibaato ba,an ku hayso.
Khadijo ayaa kunooleed dalka Ingiriska gar ahaan magalada london waxeeyna noqoneeysaa haweyneeydii ugu horeeysay ee safiir calami ah ka noqoto dowlada somaliya Madaxwaynaha Dalka Ciraaq fu aad macsuumin ayaa ka gudoomay waraqahii aqoonsiga ee safiirnimo dawlada Ciraaq iyo dawlada somaliya ayaa waxa ka dhaxeeya Xidhiidh tariikh dheer ku leh dalka somaliya .


