Muqdisho 24. January 2018 (SDN/QJ):-Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Madaxweynaha dawlada federaalka Somalia ayaa maanta ka hadlay Socdaal mudo qaatay oo uu ku soo maray deegaano ka tirsan Maamul Goboleedyada Soomaaliyeed ee Punt land iyo Gal-mudug.
https://www.youtube.com/watch?v=Ut6xpuOINT4
