Uncategorized

Madaxweyne Siilaanyo oo Go’aan Cusub ku Hoos Geeyay Telefishanka Qaranku inuu Hoostago Wasaarada Warfaafinta {AKHRISO}

Hargaysa 18.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Wareegto uu u Diray Golaha Wakiilada ku Cadeeyay in Telefishanka Qaranka la Hoos geeyay Wasaarada Warfaafinta iyadoo uu buriyay Xeer uu hore ugu Siiyay Madax banaani .

Picture 002Picture 004Picture 003

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com