|

Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo Ka Hadlay Doorashadda Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Iyo Nuxurka Talooyin uu u Jeediyey DAAWO

ParisĀ 23. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa Markii Kowaad waxa uu ka hadlay Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo Ku sugan Dalka Faransiiska isla markaana la soo Xidhiidhay Telefishanka HCTV ayaa ilaahay uga Baryay Madaxweynaha Cusub inuu ku asturo xilka loo igmaday Waxaa kale oo uu bogaadin u diray Murashax C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro tanaasulkiisii ku aadanaa natiijadda Doorashadda.

Comments are closed