|

Shirkii Maanta ee Golaha Wasiiradda Somaliland oo Lagu Shaaciyey Go’aamo deg deg ah oo Ku Saabsan Diyaarinta Xil Wareejinta Labada Madaxweyne DAAWO

Hargaysa 23. November 2017 (SDN/QJ):-Shirkii Golaha Wasiiradda Somaliland oo uu Shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa lagu shaaciyey Gudi isku Dhaf ah oo loo Xilsaaray Diyaarinta Munaasibadda Xil wareejinta Labada Madaxweyne.

Comments are closed