Garoowe,1-Aug-2015(QJ/SDN)-Rabshado Dhaawac ka dhashay ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Buuhoodle kadib markii ay Xaflad lagu maamuusayay Sannad Guurada 17aad ee aasaaska Punt land lagu qabtay Magaalada Buuhoodle .
Hasa yeeshee Qaybaha Bulshada ee Magaalada Buuhoodle ayaa Gebi ahaanba la wareegay Goobtii xafladu ka socotay.
Waxaa kale oo dadkaas Cadhaysani dab qabadsiiyeen Calanka Maamul Goboleedka Puntland
Magaalada Buuhoodle oo Shacabka ku nooli diideen Xuska 17 Guurada aasaaska Punt land iyo Rabshad ka dhashay DAAWO
