|

Maraykanka oo Xukuumadda Qatar Ka Difaacay Eedayntii Taageerida Argagixisada ee Xulufada Sucuudigu ku Calaamadiyeen & Af kala Qaadka Xulufada!! DAAWO

Doha 21. July 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Maraykanka ayaa ka difaacday dalka Qatar eedayntii uga timid xulufada uu Sucuudigu hogaamiyo ee ku saabsand inuu dalkaasi taageero dhaqaale u fidiyo Ururada argagixisada ee caalamiga ah.

Comments are closed