|

Maxaynu ka ognahay Qolka ku dul yaalla saacadda Magaalada Makkah (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 03. December 2016 (SDN/QJ):-Kaabadda ama Tower-ka ay ku xidhan tahay saacada Magaalada Makkah ee dusha ka eegaysa Kacbada barakaysan waa dhismaha sadexaad ee ugu dheer dunida, laakiin waxaa jirta xogo kale oo ku dahsoonaa saacaddaa kuwaasoo dhowaan la daah qaaday.

Comments are closed