|

Meher Wacan:Cabdikariim Maxamuud Cali Xiis & Marwadiisa Asma Cabdiraxmaan Cabdillaahi

Meher Wacan

Aabbo Maxamuud Cali Xiis iyo Hooyo Rooda Axmed Geeljire iyo Carruurtooda oo kala ah, Murtaax Maxamuud Cali, Hanna Maxamuud Cali, Samiira Maxamuud Cali, Najma Maxamuud Cali, Cabdiraxmaan Maxamuud Cali, Cabdiqani Maxamuud Cali, Maxamed Maxamuud Cali, iyo Dhamaan Qoyska reer Cali Xiis oo kala jooga wadanka gudihiisa iyo dibbediisaba, waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka:

Cabdikariim Maxamuud Cali Xiis

& Marwadiisa Asma Cabdiraxmaan Cabdillaahi

Oo 26.08.2012Meherkoodu ka qabsoomay Ambassador Hotel ee Magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado, wada jiree nabad gala, Eebena ha idin ka dhigo kuwii aqal galkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo Ubad khayr qabana kala hela. Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin…

Meher Wacan

Aabbo Maxamuud Cali Xiis, Adeero Ibraahin Cali Xiis, Cumar Cali Xiis, Cabdillaahi Cali Xiis, Maxamed Cali Xiis, Caasha Cali Xiis, Xaliimo Cali Xiis, Saado Cali Xiis, Saynab Cali Xiis, Canab Cali Xiis iyo Dhamaan Qoyska reer Cali Xiis waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka:

Cabdikariim Maxamuud Cali Xiis

& Marwadiisa Asma Cabdiraxmaan Cabdillaahi

Oo 26.08.2012Meherkoodu ka qabsoomay Ambassador Hotel ee Magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado, wada jiree nabad gala, Eebena ha idin ka dhigo kuwii aqal galkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo Ubad khayr qabana kala hela. Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin…

Meher Wacan

Abti Axmed Iimaan Xasan, Marwadiisa Fardowsa Cismaan Maxamuud, Axmed Iimaan Xasan, Liibaan Iimaan Xasan, Ugbaad Iimaan Xasan, Riyaaq Iimaan Xasan, Muuna Iimaan Xasan, Muscab Iimaan Xasan, Amiin Iimaan Xasan, Mustafe Iimaan Xasan iyo dhammaan qoyska Ilma Axmed Iimaan, waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka:

Cabdikariim Maxamuud Cali Xiis

& Marwadiisa Asma Cabdiraxmaan Cabdillaahi

Oo 26.08.2012Meherkoodu ka qabsoomay Ambassador Hotel ee Magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado, wada jiree nabad gala, Eebena ha idin ka dhigo kuwii aqal galkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo Ubad khayr qabana kala hela. Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin…

Comments are closed