|

Mucjisada Kamanka Qarniga Mooge yare iyo macalinkiisa Maxamed Nur oo dhex mushaaxaya Heesihii AUN Maxamed Mooge(DHEGEYSO)

Seattle April 22,2013(SDN)-Mucjisada Kamanka ee Qaringa waa Fanaanka da’ada yar ee Axmed Maxamed Maxamuud Moogeyare oo ah fanaan heesihiisa lagu diirsaday iyo macalinkiisa Maxamed Nuur oo nooga waramay barashada tumida iyo micnaha ay ku fadhiyaan suugaanta AUN Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan.

Fanaanka Da’ada yar ee Mooge Yare oo aan afka Soomaaliga si wanaagsan ugu hadal ayaa hadana eebe u fududeeyay in uu barto heesii iyo hab garaacidii AUN Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan.

Maxamed Nuur oo ah baraha Mooge Yare ayaa isna nooga waramay marxaladihii kala duwanaa ee Mooge Yare ka soo maray barashada suugaanta Soomaalida khaatan tumida Kabanka iyo heesaha Maxamed Mooge.

HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA IYO MUSIGA MOOGEYARE IYO MACALINKIISA MAXAMED NUUR

Comments are closed