|

MUCJISO: Nin Soomaali Ah Oo Ilkihiisa Ku Qaadaya Culays Dhan 50 KG

Hargeysa,6sep,2015(QJ/SDN)-Cali Cabdi Axmed Oo Kamid Ah Dadka Shacabka Boosaso Ayaa Magaaladda Boosaso  Ku Soo bandhigay Dhacdo Layaab Leh oo uu ilkihiisa ku qaadayo culays dhan 50 KG. Ninkan oo mucjiso ku noqday dadweynaha Soomaaliyeed Bal Nala Daawada:

NIN MUCJISO AH

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaal:

 

QJ/SDN: Hargeysa

Comments are closed