|

Ninka Ugu Gaaban Adduunka Oo Geeriyooday

Hargeysa,6sep,2015(QJ/SDN)-Ninka Ugu Gaaban Caalamka Oo lagu magacaabo Chandra Bahadur Dangi  oo 75 jir ahaa ayaa Geeriyoodaydalka maraykanka habeenkii uu jimcuhu soo galayey.

Chandra oo magacan iyo caan-nimada uu helay aan war iyo wacaal toona u aheyn inuu caalamka ugu gaabnaa ayaa isaga sugnnaa tuulo ku taal buuralleyda baadiyaha dalka Nepal waxaase calaf u galay magacaasi ka dib markii ay is kadis ah u arkeen kooxo cilmi baarayaal ah oo raadraac ku sameynayey qabiilka Dangi ee ninkaasi uu ka dhashay ee deegaankaasi dega., waxaana loo aqoonsaday 2012 ninka ugu gaaban aduunka.

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaal:

DAAWO SAWIRRADA NINKA UGU GAABAN DUNIDA OO GEERIYOODAY:

dangi3 dangi5 dangi17

QJ/SDN:Hargeysa

Comments are closed