Oodweyne 02.Jan 2014 (SDN)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka madaxtooyada mudane xirsi Cali Xaaji Xasan kana Mid ahaayeen Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga Md.Bashiir Cabdi Xariir,Gudoomiye ku Xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusub Waabeeye ayaa maanta gaadhay magaalada oodweyne ee xarunta gobolka daadmadheedh.
Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka madaxtooyada mudane xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maamulka gobolka daad madheedh iyo ka degmada Oodweyne ay kaga hor tageen duleedka bari ee magaalada iyadoo wefftiga loo soo galbiyay dhinaca hoolka dawlada hoose deegamada oodweyne.
Oodweyne SDN.
Qurbejoog.com
