Uncategorized

Muj.Cabdiraxmaan Dheere:Kulmiye waxa ay SNM ahaayeen uun intii ay Mucaaridka ahaayeen(DHEGEYSO)

Hargeysa April 07,2012(SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo ka mid ah Mujaahidiintii Ururkii Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Soomaaliyeed, ayaa xogwaran uu siiyay Shabakeda Somalidiasporanews/qurbejoog.com, waxa uu kaga waramay sababaha munaasibadaha SNM ahmiyada dheeriga ah loo siin waayay intii Kulmiye Xilka qabtay.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo haatan ka mid ah golaha Wakiilada Somaliland, ahna guddoomiyaha guddi-hoosaadka Caddaalada, Shuruucda, Xuquuqal-insaanka iyo Distoorka ee golahaas, waxa waraysigan la yeeshay Wariyahayaga magaalada Hargeysa  Saciid Maxamed Askar.

[mp3player config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/caalin.mp3]