|

Murashax Samaale oo Su’aalo Dareen Dhaliyey ay ku boobeen Dhallinyaradda Jaamacadaha Dalka DAAWO

Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Murashax C.casiis Maxamed Samaale oo ka Mid ah Murashixiinta Loolanka ugu Jira Musharaxa Madaxweyne ee ka soo bixi doona Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye marka uu furmo 10 Bisha November ayaa Madal il yartu is qabatay Waxaa Su’aalo ku weydiiyey dhallinyarada wax ka barata Jaamacadaha dalka.
Barnaamijkan oo uu soo qabanqaabiyey Telefishanka HCTV ayaa Su’aalaha la weydiiyey Murashax Samaale waxaa ugu Miisaan cuslaa hadal uu dhawaan jeediyey oo uu Madaxweyne Siilaanyo ku wargaliyey in hadii uu ka baqay Shaanidii ay wax ka weyni dhici doonaan,Sidoo kale waxaa la weydiiyey Kelmad Caan noqotay oo ah Haakah Sugtada,iyo arrimo kale oo ku saabsan Khilaafka Kulmiye iyo Saamaynta damaciisa.

Comments are closed