Uncategorized

DAAWO:Musharax Jamaal Cali Xuseen iyo ku xigeenkiisa oo si layaab leh Boorama loogu soo dhaweeyay

Awdal Feb 09,2014(SDN)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen iyo ku-xigeenkiisa Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa booqasho ku joga xarunta gobolka Awdal ee Borama.

Daawo Soodhaweynta loo sameeyay iyo khudbadihii ay u jeediyeen reer Awdal.