Uncategorized

Shir- Deg deg ah, oo ay Caawa Hotel Kaah Kuyeesheen Wax Garadka, DHilinyarada iyo Siyaasiinta Beelaha (Habar Yonis) oo ka arinsanaya Xalada wadanka iyo waxii Bari ka yeli donaan Golaha wakiilada

Hargaysa 10Feb14(SDN) Madax Dhaqameedka iyo Wax Garadka Beesha Habar Yonis ee ku sugan caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Shir Deg Deg ah Ku yeshay Dagaalka Qaawan ee Ay Xukuumadu Kusoo Qaaday Gudoomiyaha Golaha Wakiilada,iyo mudaraad la filaayo inuu ka dhaco bariga caasimada haragaya oo uu tagero ku leyahay gudoomiyha barlamanaka ahna gudoomiyaha xisbiga wadani 

Shirkan ayaa Lay kula Qaatay in aan Marnaba La Aqbalin Duulaanka Qaawan ee Xukuumada Siilaanyo Sida Tooska Ah ugu Beegasanayso Qaar Kamida Madaxda Beelaha Somaliland.

 

Maalinta Bariya ayaa Lafilaya Mudahahaar Balaadhan iyo Taageerayaasha Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu Kadhigaan Magaalooyin Badan oo Somaliland Si ay Uga Hortagaan Duulaanka Xukuumada Siilaanyo.

 

Xaalada Magaalada Hargeisa ayaa Caawa Cakiran iyada oo laysku Diyaarinayo Waxa Dhici Doona Maalinta Bariya..

 

waxii wara ka filo qurbejoog.com