Laascaanood 27.Oct 2014 (SDN/QJ)-Taliyaha Ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale oo ku Sugan Magaalada Laascaanood ayaa ka Xog waramay Socdaal uu Maalmihii u danbeeyay ku Joogay Gobolka Sool.
Taliyaha ayaa Magaalada Laascaanood waxa uu Warbaahinta ugu Sheegay Nuxurka Socdaalkiisa Gobolka Sool isagoo soo Kormeeray Fadhiisimada Ciidamada Qaranka ee Gobolkaas.
https://www.youtube.com/watch?v=HMWeXddomxE
Laascaanood SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
