Uncategorized

Reer Jabuuti oo i weyn u xusuustay maalin Taariikhda dalkaa ku weyn(DAAWO)

Ottawa Mar 20,2012(SDN)-Maalinta Mar 19,1967dii waa Maalin dadka reer Jabuuti ay ku xusuustaan fal denbiyeedkii uu Gumeystihii Faransiisku ka geysatay dalka Jamhuuriyada Jabuuti xili duufaanta Gobanimo doonku ay dul hoganeyso Qaarada Africa.

Hadaba daawo oo ka bogo muuqaalka taariikhada oo uu soo bandhigayo Guddoomiyaha Ururka Horumarka iyo Dimuqradiyada Jabuuti Xuseen Cadhoole.