Uncategorized

“Waxaan Balanqaadaynaa in dhamaadka Sannadkan ay Caasimada Hargaysa heli doonto biyo ku filan” Madaxweyne ku Xigeenka {DHAGAYSO}

Hargaysa 01.Jan 2014 (SDN)- Madaxweyne xigeenka Somaliland, Xubno ka mida golaha wasiirada, Xildhibaano, madaxda Shirkaddaha Ganacsiga iyo marti sharaf kale ayaa ka qayb galay munaasibadda furitaanka oo lagu qabtay Hoolka Guuleed hotel.

Indho dheero iyo Saylici oo Xadhiga ka jarayMadaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo gabagabadii munaasibadaasi ka hadlay ayaa sheegay in Xukumaddu ku hawlan tahay sidii loo soo jiidan lahaa Maalgashiga shisheeye ee dalka islamarkaana loo dhiiri galin lahaa kuwa wadaniga ah.

Guji halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalka Madaxweyne ku Xigeenka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/saylicicarwo.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com