Istanbul 15.Jan 2014 (SDN)- Weftigii Somaliland u Matalayay Wada Hadalada u dhexeeya iyaga iyo Somalia ayaa Maanta Gaadhay Magaalada Istanbul ee Wadanka Turkiga.
Weftigan oo Xalay Ka Soo Kicitimay Xarunta Waddanka Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sii Maray dalka Masar Waxaana la filayaa in Beri oo Khamiis ah uu Bilaabmo Wada hadalada labada dal.
Istanbul SDN.
Qurbejoog.com
