|

“Shir Waxaa Go’aamadiisa Saxeexa Gudoonkii Shirka,Cidii ka Baxsani Waa Waxba kama Jiraan” Xasan Macallin {DHAGAYSO}

Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Mudane Xasan Axmed Ducaale Xasan Macallin oo ah Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka ayaa maanta waxa uu faahfaahiyay Qaraar ay Gudidoodu ku Sharciyaysay Go’aamadii ka soo baxay Shirweynihii 3aad ee Xisbiga Kulmiye kaas oo ay u soo Gudbiyeen Shir Gudoonkii Shirweynahaas oo ahaa Halkii uu ka Unkamay Khilaafka Hadheeyay Xisbiga Kulmiye.

Xasan Macallin Waxa uu Cadeeyay in Shirweyne Xisbi ay Go’aamada ka soo baxay Soo Saxeexaan Gudoonkii Shirweynaha isagoo Ku Tilmaamay in Hogaanka Xisbigu aanu Xaq u lahayn Soo Gudbin Go’aamo shir oo ay ka maqan yihiin Shirgudoonkii.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA XASAN MACALIN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/xasanmacalllin31m(1).mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed