|

Taariikh Nololeedkii Alle ha u Naxariistee Marxuun Axmed-Yaasiin Xaaji Axmed (Gabayxadi) oo Maanta lagu aasay Caasimadda Hargaysa DAAWO

Hargaysa 23. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha  la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland Md-Muuse Biixi Cabdi oo ay Weheliyaan Madax Iyo Mas’uuliyiin Ka Tirsan Golayaasha Qaranka ayaa maanta ka qaybgalay Aas Qaran oo Caasimadda Hargaysa Loogu sameeyey Alle ha u naxariistee Marxuun Axmed-Yaasiin Xaaji Axmed (Gabayxadi)  oo ka mid ahaa hal-doorkii kaalinta muga leh ka soo qaatay Halgamadii kala duwanaa ee qaranka Somaliland soo maray.

Comments are closed