Uncategorized

“Tabashadu Way Iska Jirtaa Laakiin Wax Cadho la Yidhaahdaa Haba yaraatee Ma Jirto” Wasiirka Caafimaadka Ka Daawo Qurbejoog.com

XagloHargaysa 08.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Sheegay inaanu Jirin Wax Khilaaf ah oo soo kala dhex galay isaga iyo Xukuumada Hasa yeeshee Waxa uu taas daba dhigay in Tabasho ay Iska Jirto balse aanay Wax Cadho ahi iman .

Wasiirka ayaa hadalkiisu Waxa uu ka danbeeyay kadib markii ay Warbaahintu faafisay in Wasiirka Caafimaadku uu Cadho darteed u Kicitimay Deegaanka Buuhoodle balse ay Magaalada Burco ka soo Ladqabeeyeen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada oo dib ugu soo Celiyay Caasimada Hargaysa.
https://mail.google.com/mail/u/0/#inbox/144a289148b7725e
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com