Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
IllaahayNaxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Haji Mohamoud Abdi Aw Musa oo Shalay 01/02/2015 Ku Geeriyooday, laguna Aaasay Magaalada Hargeisa. Waxan Tacsidan u Dirayaa Saeed Haji Mohamoud lyo reerkiisa, Abdi Haji Mohamoud iyo Reerkiisa, Rooda Haji Mohamoud iyo Hussein Omer Abdillahi iyo Caaruurtooda, Reer Abdi Aw Musa, Reer Osman Aw Musa, Ehelka iyo Beeshu Marxuumka Ka Baxay,iyo Shacabka Somalilamd.
Marxuumku Waxa uu ka Mid ahaa Ururkii Gadiidkii Transhipment ka ee Borama iyo Ethiopia ka Shaqaysan Jiray. Marxuumku waxa uu Tacab badan ku lahaa, Rag Badan oo uu Waxbarashadooda uu Gacanta ku Hayey, kana Mid uu ahonyahan Ibrahim Abdi Aw Musa Illaahay Haw Naxariisfee.
Illaahay Samir iyo Imaan Saadiq ah ha inaga Siiyo Isagana Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Ammiin.
Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuum
Caaqil Abdulahman Hassa Haji Adan
Ludvika Sweden
